University of Burao

Kuliyadda Af-Soomaaliga

WAAXDA KULIYADDA AFKA SOOMAALIGA

Horudhac

Jaamacadda Burco waxa ay ku dhiirratay, in ay bilawdo Kulliyadda Afafka oo Afsoomaaligu ka mid yahay. Waxa hormuud looga dhigay kulliyadda abwaan Xasan-burco oo ah af-yaqaan iyo abwaan caana ah. In ay kulliyaddu hanaqaadday marka laga yimaaddo, waxa cajiib ah sida ay waaxda Afsoomaaligu uga dhexmuuqatay gobolka. Waxa aad farta loogu fiiqayaa, fufka nayaayirka wanaagsan ka muuqdo ee jaamacadda sannadkan kasoo baxaya. Dhawaan waxa la dareemi doonaa isbeddelka jaamacadaha iyo dugsiyada ka muuqan doona ee dhanka afka ah.

Muuqaalkan hoose, waa lodkii koowaad ee waaxda Afsoomaaliga ee jaamacadda Burco. Waxa ay gelayaan imtaxaankii u dambeeyay ee ay ku qalin beddelan lahayeen, dhammaadka sannadkan. Waa 8/3/2024 maalin Jimce ah, iyo u diyaar garawgii gooshka dhismaha afka(Naxwe).

Scroll to Top