University of Burao

قسم اللغة العربية

WAAXDA KULIYADDA AFKA CARABIGA

المقدمة

هؤلاء طلاب وطالبات جامعة برعو، منارة العلم والمعارف، خاصة قسم اللغة العربية بكلية اللغات التي صارت وما زالت أمثل مقرّ لتعليم اللغة العربية وهي الوحيدة من نوعها في برعو. منذ بدء هذه الكلية الجديدة حققت إنجازا كبيرا ووفرت جميع الإمكانيات مما أدّى إلى أن تكون من أرقى الكليات في الجامعة،
وأيضاً اعدّت للجميع بيئة ملائمة للدراسة وأساتذة متخصصين متعمقين في فنون اللغة العربية المختلفة. وأخيرا، ندعوا جميع الراغبين والراغبات بتعلّم اللغة العربية كأفصح لسان وأوضح بيان أن يسرعوا إلى قاعات الجامعة قبل فوات الأوان.

Kuwani waa ardayda Jaamacadda Burco, ee Kulliyadda Afafka, gaar ahaan foolaadka iyo hormuudka waaxda Afcarabiga. Tan iyo maalintii la alkumay Kulliyaddan, waxa ay gaadhay guulo la taaban karo oo muuqda, waxaana ay diyaarisay deegaan ku habboon barashada iyo barayaal buuni ku ah, badwaynta afka carbeed.
kulliyaddan, albaabbadeedu waxa ay u furan yihiin, qofkasta oo dookh iyo dareen kaga jiro in uu afka Carbeed u barto habka ugu fudud iyo qaabka ugu saxsan.

Scroll to Top