📢 OGEYSIIS TABABAR AQOONEED (Training of Trainers – TOT)
Jaamacadda Burco, iyadoo kaashanaysa Dhoobane Academy isla markaana uu kormeerayo Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, waxay ku wargelinaysaa…
Updates from faculties, research, student life, and the community.
Jaamacadda Burco, iyadoo kaashanaysa Dhoobane Academy isla markaana uu kormeerayo Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, waxay ku wargelinaysaa…
Ma tahay Farshaxan? Jaamacadda Burco, waxay ku wargelinaysaa dhammaan ardayda ku wanaagsan farshaxanka qoraalka iyo naqshadaynta inay codsadaan ka qaybgalka…
Jaamacadda Burco waxay ku faraxsan tahay inay martigeliso Mudane Maxamed Haauun, oo jeedin doona muxaadaro qiimo badan oo cinwaankeedu yahay: "Maxaa Xiga…
Hambalyo, Hambalyo! Waaxda Adeegga Bulshada (Department of Social Work) waxay hambalyo u diraysaa dhammaan ardayda si guul leh u difaacday buugtooda…
Maamulka, macallimiinta, shaqaalaha iyo dhammaan bahda Jaamacadda Burco waxay duco u dirayaan dhammaan ardayda Fasalka 4-aad ee maanta u fadhiya imtixaanaadka…
The Administration, staff, and the entire community of University of Burao extend their heartfelt congratulations to the people of Somaliland on the occasion…
Hambalyo ardayda Jaamacadda Burco, gaar ahaan kuwa Waaxda Kalkaalisooyinka iyo Umulisooyinka (Nursing & Midwifery), oo 20-ka Juun 2026 u bilaabmay…
Jaamacadda Burco ayaa martigelisay kulan talo-jeedin iyo wacyigelin ah oo loo qabtay ardayda magaalada Burco ee u diyaar-garoobaya imtixaanaadka shahaadiga ah…
The University of Burao is honored to host Dr. Amar Esse Ahmed for a professional dialogue on the future of Software Engineering in Somaliland. Join us for…