Hambalyo ardayda Jaamacadda Burco, gaar ahaan kuwa Waaxda Kalkaalisooyinka iyo Umulisooyinka (Nursing & Midwifery), oo 20-ka Juun 2026 u bilaabmay imtixaankoodii ugu dambeeyay ee gacan-ka-qabashada (Comprehensive & OSCE Exam).
Waxaan idiin rajaynaynaa guulo waaweyn, natiijooyin wanaagsan, iyo mustaqbal ifaya. Ilaahay ha idiin fududeeyo imtixaanka, hana idiin sahlo inaad gaadhaan himilooyinkiinna waxbarasho iyo kuwa xirfadeed.