Jaamacadda Burco waxay ku faraxsan tahay inay martigeliso Mudane Maxamed Haaruun, oo jeedin doona muxaadaro qiimo badan oo cinwaankeedu yahay:
"Maxaa Xiga Qalin-jebinta? Diyaarinta Qalin-jebiyaal U Diyaar Ah Suuqa Shaqada Iyaga Oo Xanbaarsan Khibradda iyo Xirfadaha Lagama Maarmaanka U Ah Suuqa."
Waxaan si gaar ah ugu baaqaynaa ardayda sannadkan qalin-jebisay iyo dhammaan ardayda danaynaysa horumarinta xirfaddooda inay ka faa'iidaystaan fursaddan muhiimka ah.
π
03 July
π‘ 06:30 PM
π UoB Main Campus