๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ฑ๐ญ๐๐ซ๐ค๐ ๐ฎ ๐๐๐ก ๐๐ฌ๐ฅ๐๐๐ฆ๐ค๐.
Jaamacadda Burco waxay idin soo qabanqaabisay kulan cilmiyeed ku saabsan โCilmiga Waxtarka u Leh Islaamkaโ, kaas oo uu soo jeedin doono Sheekh ๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐๐ ๐๐๐๐ฃ๐ข ๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐๐ข๐ข๐ฅ ๐๐๐๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ง, oo marti inoogu ah Jaamacadda Burco.
Waxaan ku dhiirrigelinaynaa bulshawaynta reer Burco inay ka faaโiidaystaan kulankan oo ay nagala soo qayb galaan.